Madaxweyne Waare oo si kulul uga hadlay Masuuliyiintii saaka lagu dilay duleedka Baclad

Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka Hir-Shabeelle oo saaka lagu dilay gobolka Shabeellada Dhexe. Guddoomiye ku xigeenkii maaliyadda gobolka Shabeellada Dhexe Cabdullaahi Shitaawe, Wasiirkii hore ee ganacsiga Hirshabelle Sabriye Cusmaan iyo masuuliyiin kale ayaa ku dhintay qarax miino oo saaka lagula beegsaday inta u dhaxaysa magaalooyinka Balcad … Continue reading Madaxweyne Waare oo si kulul uga hadlay Masuuliyiintii saaka lagu dilay duleedka Baclad